User:Mohamed kouthei

Ka Wikipedia

Ciyaartoyga lagu magacaabo{ameen abdi aziiz oo ku magac dheer (ameen caano) waxa uu dhazhay zanadkii 2000 bishi 1 wuxuuna ku dhashay wadanka somaliland gaar ahaan caasimada dalkaasi ee hargeisa xaafada gol jano hadaba sanadku markuu ahaa 2005 bishi 5aad ayey ka zoo guureen gol janno ka dib markay imaaden xfada cayngal ama 150 ka intaa mrka laga yimaado sanadii 2007 ayaa waxa uu u ciyaaray koox yar oo xaafada ka jirtay kooxdaas oo ahayd koox la yaab leh ka dib markay fureen dress ama garamaan ac milan ah oo wada pato ku xardhanaayen wakhtigu wuu is bedelaye sanadku markuu ahaa 2009 ayuu wuxuu ka xaadiray koox ka jirta agagaarka qudhacyada taaso lagu magacaabi jiray all stars markuu 2 sano u ciyaaray kooxdaasi ayaa waxa uu imaaday koox dhanka 150 iyaduna ka jirtay oo mgac weynayd oo la odhan jiray REAL FLOWERS kooxdaas oo ah koox aad u wnagzan uu ku caan baxay kubadiisuna horumar ku gaadhay isagoo imika amaah ku jooga kooxda HOLAC oo ka jirta location ka pepsiga.

                   ALLA MAHAD LEH