Jump to content

User:Mohamedin Garaad Mohamed

Ka Wikipedia

== Taariikhda Noloshiisa == Maxamed Amiin wuxuu ku dhashay gobolka [[Gedo]] ee koonfurta [[Soomaaliya]] dabayaaqadii sanadkii 2002. Aabihiis waxaa la yiraahdaa Garaad Maxamed Cabdi, hooyadiisna waa Saynab Cabdi Guleed. Maxamed wuxuu ka dhashay qoys ballaaran oo ka kooban 4 wiil iyo 3 gabdhood. == Waxbarashada == Wuxuu ku soo koray magaalada [[Mandheera]], halkaas oo uu ka bilaabay waxbarashadiisa asaasiga ah. Maxamed wuxuu dhammaystay heerarka kala duwan ee waxbarashada ilaa dugsiga sare isagoo jooga Mandheera. == Tixraac == {{Facebookpage https://www.facebook.com/share/1Za1WKETHh/}}