User:Mohammed Dahir Adam
Appearance
Maxamed Amaan Reer(Wagardhac) Beesha Wagardhac Waa Beel Kamida Beelweynta Mareexaan Ee Sade Daarood. Beeshan Wagardhac Waxay Ka degtaa Somaaliya Mudug Galgaduud Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose Iyo Qeyb kamida Gobolka gedo. Beesha Waa Beel Taarikh Weyn Ku Leh Dhulka Soomaliyeed Oo dagaalo qabali Ah Ka gashay Gobolada Dhexe.