Jump to content

User:Mohamoud.332

Ka Wikipedia

Shirkadda daabacaada casriga ah ee Simanjet, waxay ku taalaa magaalada Hargeisa waxaana la aas-aasey 2017. shirkaddu waxay bixisaa adeegyadda daabacaadaha sida boodhadhka, brochures-ka IWM. Mulkiilaha ahna Aasaasaha Shirkaddu waa Dr.Maxamed Xaashi Xasan oo ah wiil dhilin yar ah oo ku dhiiradey hirgalinta ganacsiyo kala duwan.