User:Mohamud Maalin

Ka Wikipedia

Mohamud Maalin, Waa weriye Soomaali ah, Waxa uu sanadku markuu ahaa 1990-kii ku dhashay Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya, waa xirfadle saxaafadeed, sidoo kale waa qoraa iyo jilaa.