Jump to content

User:Mohomed hashim 123

Ka Wikipedia

Erayo Dahabka Ka Qaalisan..

1-Wahsida Waxaa Laga Qaada 5 Arin, Inaadan Naftada Wax u Qaban,.Inaad Noqoto Qof Fashilmay.Iyo Inaad Noqoto Faqiir Waxmatare Ah.

2-Ma Garanayo Qodobada Guusha, Balse Waxaan Hubaa Qodobka ugu Weyn Ee Lagu Fashilmo Inuu Yahay Inaad Isku Daydo Dadkoo Dhan Inaa Raali Galiso.…