User:Momoabdy
XIRSI MUUMIN-LEELKASE SUB-CLAN
Xirsi muumin aadan;. Waa beel kamid ah beelaha leelkase ee beelwaynta tanade Daarood.
Waxay ka kooban tahay beeshu 3 qabiilo oo ay kasii farcamaan 9 jifo oo la isku yiraahdo Reer Xirsi Muumin. 1. Cali Xirsi Muumin: B. Axmad cali T. Maxamuud cali(xidig) J. Aadan cali X. Yuusuf cali(cabdi xaaji)
2. Ibraahim Xirsi Muumin-Gabanow: B. Xuseen gabanow T. Maxamad gabanow J. Maxamuud gabanow X. Yuusuf gabanow
3. Cumar Xirsi Muumin:
Beeshu waxay degtaa deegaanno badan oo ka tirsan gobollada mudug, nugaal iyo xiriir oo ay si mug leh uga muuqdaan amaba ay ka yihiin qabiilada koobaad ama labaad ee ay ka go'do waxii masiir ah oo deegaannadaas laga go'aaminayo.
Beesha ayaa caan ku ah magacyo badan oo si yaabo kala duwan ku baxay oo ay ka mid yihiin:, - Afgaranwaa - Xajiin daaq - Xabado weyn iyo qaar kale oo intaas ka badan.
Beesha oo caan ku ah midnimo iyo ka xaajo qaadaaho hadba wixii lasoo gudboonaada,ayaa dadka ugu caansan waxaa kamid ah:- - Garaad maxamuud yuusuf(Afar-indhood). - Nabaddoon Cabdullaahi nabaddoon liibaan Cabdi. - Nabadoon maxamuud nabaddoon cabullaahi nabaddoon liibaan. - Caaqil Maxamuud Yuusuf Aw-Muuse. - Siyaasi Daahir Maxamuud muuse. - Siyaasi maxamad cabdullaahi xasan. - Siyaasi xiddo faarax cabdi. - Siyaasi Cabdullaahi yuusuf xaaji. - Siyaasi cabdullaahi saciid aw-Ismaaciil.
-