User:Mr.Bazaam/Godinlabe Galgaduud Somalia
Appearance
Godinlabe waa magaalo ku taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya magaaladan ayaa caan ku ah soo dhaweyn iyo sooridda martida waxaana ku nool ku dhawaad 100kun OO qof magaalada ayaana baaxaddeedu gaarey qiyaastii 10km²