User:Mroble1027
Degmada Bitaale (Bitale)
Waxay dhacdaa 50 km Wuqooyi bari Gaalkacyo Mudug, waa deegaan ay ku dhaqanyihiin xoolo dhaqato sida geela, ari (ido) iyo lo,ba. sidoo kale dadka ku nool waa ay beertan khuraarta kala duwan sida qara yaanyada iyo geed hooska. Bitaale waxay caan kutahay dhirta oo magaalada bilic u soojeeiday
New Bitaale
Sanadii 2017 waxaa bilowday dhaqdhaqaaq lagu qurxinayo magaalada Bitaale Bitaale waxaana la,aasaasay xaafad cusub oo leh qorshe magaalo oo dhamaystiran ama (urbun planning)
Hoolka Nabada Bitaale (Bitale Peace Hole)
Dadka degaanank Bitaale gaar ahaan qurba joogta kasoojeeda Bitaale ee kunool dalka dibadiisa ayaa dhisay hoolka ugu wayn deeganada Galmudug kaas oo loogu talagay inuu kadhaco shirka dib u heshiisiinta labada beelood oo daga dhinacyada wada wadaagsin ee kasoo kala jeeda beelha Habar-Gidir, Sacad iyo Majeerteen, Cumar Maxamuud ee kukala abtirsada magaaloynka Bitaale iyo Bali-Busle.
Colaadaha Bariga Mudug
Degamada Bitaale iyo degaanda hoosyimaada waxay ahaayeen astaanta colaadaha sokeeye gaar ahaan colaadihii kadhacay gobolka Mudug kasii oo soo laba kacleeyay sanadkii 1986-dii oo layaqaan colada Bardagool oo kabilaabatay deegaan hoosyimaada Bitaale kadibna kubaahay guud ahaan gobolka Mudug iyo Soomaliyaba.
Godod
Godod wa deegaan dhaca afartan 40KM wuqooyiga Bitaale wa degaan daaqsimeed aad muhim ugu ah reer guuraaga labada dhinac muda dheerna ay wada cabayeen ceelasha kuyaala deeganka Godod walow ay colaado jireen, balse sanadii 2006-dii xoogag hubaysan ay kamid ahaa dharaawiista Puntland ayuu maamulka Puntland dajiyeen kuwaasi o ay kusheegen iney aminga sugayaan lakin ugu dambeyntii qayb kanoqday colaadii jirtay. Sanadii 2010 ciidan Puntaland ay dajisay Godod wax kaso saareen dadkii kuhaystay tooldad deegaanka Godod ee kasojeeday beesha Sacad kana mamnuucay xoola dhaqata iney usoo arooran ceelasha gacan qodaalka kuyaala godod xoola dhaqatada kasoojeeda dhanka Galmudug gaarahaan beesha Sacad.
Tacadiyada ay geestaan ciidan Puntland ay dajisay kuteedka wadada Wadaagsin
Ciidankan oo markiisii hore lagu sheegay iney kashaqeenaya nabadgalyada reer guuraaga kusool dhinacyada Wadaagsin ee kaso kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa isku badal kusameenaya isir sifeyn xoola dhaqata kasoojeeda beesha Sacad gaar ahaan beela hoosaadyada reer Nimcaale (Axmed) iyo reer Jalaf (Xasan) kuwaas oo kuwaaso aad ugu tiirsanaa ceelal gacmeedyo badan kood kuyaalay hareeraha wadad Wadaagsin, intaas kumeyn ekaan daraawiishta Puntaland ay dajisay Godod iyo hareeraha Wadaagsin sidoo kale waxa ay guubeen ceelal biyoodyo matoor ah baraago oo ay kamid yihiin Ceel biyoodka Jilable iyo Baragaha Cara-Gaduudshe iyo Labi tuugo, waxay sidoo kale booyado kujiideen baliayada ayagoo ku daadiyey meelo kadugsan si ay ugu hortagaan reer guuraga kasoo jeeda dhanka Galmudug iney dhaansadaan. Sidookale ciidankan waxay dulaan soo qaadan marwalba oo dadka reer guuraga ah ay wax dhexmaraan ayagoo dila cid alaala iyo cidii ay kusii arkaan wadada oo rag ah, dhaca wixii xoolaha oo ishoodu qabato, jirdila wixii dumar ama gabdho ah.
Bitaale (BItale) District
Bitale district locate 50 KM north east of Galkayo Mudug, it has larger nomadic and pastoralist communities who lives in Aduwn areas of Mudug. coordinate 6°42'14.3"N 47°50'01.4"E GPS 6.703958, 47.833722New Bitaale
in the late 2017 a group of diaspora and scholars from Bitale district who lived abroad and or Mogadishu decided and established a well planned new city to accommodate the growing town of Bitale and attract investors.
Bitaale Peace Hole
Bitaale community also built a new hole the largest of its kind in Galmudug areas to prepare Wadaagsin Peace Conference to be Held in Bitale and Bali-Busle respectively to end log lasted armed conflicts between Sa,ad clan or Habar-Gidir(Galmudug) and Omat Mohamud clan of Majeerteen(Puntland) in Wadaagsin areas.
Conflict in Wadaagsin area
The eldest conflicts in Mudug or Somalia in general happened in Wadaangsin north east Galkayo between Omar Mohamuud and Sa,ad especially nomadic people who live side by side in Wadaagsin area Lino Tummoseli, the conflict re-erupted in 1986 after years of voluntary cool down with no official ceasefire and active since, in 2006
Godod
Godod locates 40km North Bitaale, it is the most strategic point for the postralist
eopleplive in Wadagsin.