User:Mukhomoh
Muuqaal
Mukhtaar Maxamed Cumar (18 Years old)
Somali politician and economists
Moktar mohamed omer wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa waqooyi galbeed somaaliya sanadkii 2000 wuxuu ku barbaray waxaana ku bartay isla hargeysa.
Waxbarashadiisina wuxuu ku qaatay magaalada hargeysa isla dugsiga hoose dhexe 17may primary school iyo machadka diiniga cabdilaahi binu mascuud isla dugsigiisi sarana ku qaatay magaalada hargeysa noradin boys secondary school.