User:Mulla42
Appearance
Waxaan ahay muslim Soomaali ah oo jecel Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisa.



Waxaan xiiseeya wax aqriska iyo wax qorista sidoo kale waxaan aad u xiiseeyaa in aan kusoo kordhiyo bulshada wax cusub.
Waxaan jeclahy in Luuqadayda Hooyo ay hormarto si ay ula tartanto luuqada caalamiga