User:Munaosman
Appearance
Boqoradi Kristina horena la odhan jiray Kristina Alexandra ,waxay dhalatay 1626,waxayna dhimatay 1689,Kristina markay ahay 6 sano ayu aabo heed dhintay markaas bay noqotay boqorada [] 1632 ila 1654 lakin waxay xunka la wareegtay 1644. Intay xukumka haysay waxay so afjartay dagaalki socday 30ka sanadood. Kristina waxay xiisayn jirtay dhaqanka iyo inay u so jiido ninki la odhan jiray René Descartes xaga gasarka madaxtooyada.Waxay na iska casishay xukunki 1654 isuna badashay mad habta kaatoliga,waxay ahayd ceebti ugu waynayd,waxay marki danbe dagtay magalada [],xagaas oo ay ka ciyaartay door wayn xaga []. Waxay ahayd gabadhi boqorki Gustav II Adolf iyo Maria Eleonora iska dhaleen.