Jump to content

User:Muqla

Ka Wikipedia

DHAGAXTUUR

Halagme Dhagaxtuur magaciisa waa Maxamed Cali Huud oo ku caan

baxay magaca ah (Dhagaxtuur) qabilkisa wuxuu ahaa Hawiye,HabarGidir, Sacad, Farale

dhashay 1913 kuna dhashay Hobyo wuxu weerar

ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi

Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay

magaalada Muqdisho bishii Oktoobar 5 teeda 1949ki .Huud oo ah

awoowgiis ahana nin caan ka ah gayiga somaliyeed ee Mudug

Dhagax tuur waxay ehaydl dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho

bishii Oktoobar 5 teeda 1949kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay

ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii lIngiriiska oo

markaas heestay dalka oo dhan.Aas aasihii S Y L cabduqaadir

sakhaawudiin ayaa gacan wayn ka gaystey siduu ugu dhaadhicin

lahaa gumaysiga in Soomaalidu ay joogto waqtigii ay xur noqon

lahayd.

Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo

codsanaayay in oo maamulkisa oo ku maamulaayo soomaaliya o0 sii

wadanaayo.Talyaaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada

Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn

ah u doonaayay maamulkiisa soomaaliya.

Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo

looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas

waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniinu

jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in

dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska,

Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku

dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Maxamed cali huud

Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumaystaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur. waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari.

Lasoco Taariiqdiisa oo dhamaystiran Dhagax tuur insha allah

@qalas