Jump to content

User:Mustafeyyare/Bacaadka

Ka Wikipedia

Assalaamu caleykum waraxmatullaah wa barakaatuhu tani waa qisadiisa oo dhameystiran magaciisu ridwaan maxamed khaliif wuxuu ku dhashay kuna soo barbaaray qabri bayax kadibna wuxuu aaday meelahaas baadiyaha ee gobolka jarar in yar kadib wuxuu ku soo laabtay magaalada caasimada jigjiga waxbarashadiisa xogaha ayuu yar watay kadibna uu iska dhaafay haddana wuxuu golahaas wuxuu warwareegaa inta udhaxeysa geesi muqdisho waxaa ka dhacay jigjiga booqashadii dhameystiran wataa