Jump to content

User:Naasirma

Ka Wikipedia

BARO 11-KA GOBOL , 95-KA DEGMO IYO 6 MAAMUL MAGAALO EE U KA KOOBAN YAHAY DAWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA.

1) GOBOLKA DAAWA. (4 DEGMO)

1) Mooyale

2) Qadhadhumo.

3) Hudet.

4) Mubarak.

2) GOBOLKA DOOLO.  (7 DEGMO)

1: Wardheer

2: Daraatole

3: Danood.

4: Galxumur

5: Galaadi

6: Bookh

7: lehel-yucub.

3) GOBOLKA NOGOB. (7 DEGMO)

1: Ceelwayne.

2: Garbo

3: Xaraarey

4: Cayuun

5: Horoshagax

6: Segeg

7: dhuxun.

4) GOBOLKA LIIBAAN. (7 DEGMO)

1: Filtu

2: Dollo Adow

3:Qarsadula

4: Gura-dhamoole

5: Goora-Baqaqsa

6: Boqol maayo

7: Dekasuftu.

5) GOBOLKA ERER. (8 DEGMO)

1: Fiiq

2: Xamaro

3: Waangay

4: lagahida

5: Yoxob

6: Salaxaad

7: Mayu-Muuqdheer.

8: Qubi.

6) GOBOLKA AFDHEER. (9 DEGMO)

1: Hargelle

2: Jarati

3: Baarey

4: Iimey galbeed

5: Raaso

6: Dollow Bay

7: Ceelkari

8: Qooxle

9: Godgod.

7) GOBOLKA SHABEELE. (10 DEGMO)

1: Godey

2: Dhanan

3: Qalafe

4: Beer caano

5: Feerfer

6: Iimey bari

7: mustaxiil.

8: Elele

9: Cadaadle

10: abaaqarow.

8: GOBOLKA QORAXAY (10 DEGMO)

1: Qabridahar  

2: Shilaabo-

3: Dhobaweyn

4: Shaygoosh

5: Marsin

6: Ceel-ogaden

7: Las-dharkeynle

8: Boodaley

9: Higlooley

10: Goglo/kudunbuur.

9) GOBOLKA FAAFAN. (11 DEGMO)

1: Tuliguuled

2: Goljano

3: Harooreys

4: shabeleey

5: Harawo

6: mula

7: Qabribayax

8: xarshin

9: Gursum

10: Babili

11: Awbare.

10) GOBOLKA JARAR. (11 DEGMO)

1) Dhagax-buur

2) Daroor

3) Awaare

4) Dhagax-madow

5) Gunagado

6) Gashamo

7) Birqod

8)Dig

9) Bilcil buur

10) Araarso

11) Yoocaale

11) GOBOLKA SITTI. (11 DEGMO)

1: Shiniile

2: Ayshaca

3: Mieso

4: Dambal

5: Erar

6: Afdem

7: Haadhagala

8: Biki

9: Geblalu

10: Dhuunyar

11: Daymeed.

6 da Maamul Magaalo:-

1. Maamulka Magaalada Jigjiga

2. Maamulka Magaalada Wajaale

3. Maamulka Magaalada Qabribayax

4. Maamulka Magaalada Dhagaxbuur

5. Maamulka Magaalada Qabridahar

6. Maamulka Magaalada Godey

Barasho wacan muwaadin…