User:Narki tare
Appearance
Magacaygu waa Fu`aad Abdi Abdilahi Ahmed Guuraje ama Narki tare Abdi Abdilahi Ahmed Guuraje oo Ku dhashay magalada chinaksen ahne gobolka faafan ee ss tarikhdu markey ahayd 14/oct/2003
waxan waxbarashada dugsiga hoose iyo ka sare Ku bartey dugsiga jinacsani
magacan Narki tare wuxu ka yimid laba magaco Kala ah Narki iyo
Tare
Narki oo ah magaca jacaylkaga oo La dhaho Ikran marka halka danbe Laga akhriyo ama laga qoro wa magaca Narki oo hada la ii dhaho sidasne magacan waxan ka sitaa jacaylkeyga
Tare markan uu so labto waxa ii bixiyey will jarkayaga ah oo gali jiray reer Keyse wuxuna igu bixiyey waxa iga socon jiray duuf ama siin wuxuna odhan jiray war tareenka dib uu ceeli kaso anan xakamyn jiran marwalba