User:Nasiixa hospital

Ka Wikipedia

Nasiixa Hospital waa isbitaal ku yaala magaalada Muqdisha gaar ahaan inta u dhaxaysa Miisaanka dhuxusha iyo Hotel Towfiiq agagaarka Laanta Hormuud ee Towfiiq.

Isbitaalku wuxuu qabaa cudurada guud. Cudurada caruurta. Cudurada haweenka. Cudurada neerfaha. Cudurada maqaarka. Iyo cudurada qalinka.

Isbitalka waxad ka helaysa shaybar casri ah. Kimbiyutarka uur ku jirta (abdominal Uktraosund) iyo dawoyin tayo leh

Kala xirir wixi faahfaahin ah

Tell: 00252 619532555 ama

E-mail: nasiixahospital@gmail.com