User:Nimcaan yusuf

Ka Wikipedia

Nimcaan Yusuf waxan kudhashay tariikhdu marakay ahayd 1991 dagmad tuliguled. kadibna waxan katagay 1992 wantagay magalda Djabuuti kabacadi wxan katagay2000 waxan tagay magalda. hargaysa oo ani ischoolka kubartsy 1.ilaa 5 kabacdi wxan imday DDSI casimada jigjiga oo aan degan ulenahay marka ayan bilabay dugsiga hose dhexe ee Axmed.guray waxnka bilababay galasaka 1..ilaa 8 kaygi ayan dhiganayay kabacdi waxan galay cidamada milatariga aha ee dalkayga Ethiopia mudo waxanku jiray 3 sano aha sanad iyo lix bilod waxan aha cidamada lugta sanad iyolix bilodna waxan aha miino baadh ayan aha marka kabacdi wxan jogi jiraykililka 1kobad ee tigiray magalda adhawa iyo cadhigrayt iyo xududa rama iyo xududa sorana kabacadi wan kaso tagay waxanan imday kilikayga shanad waxan bilabay inan shaqo bilabo darwalnimo kabacadi wxan kexeyay bajaj turubo aha lanbarkeduna ahaaa 1043 oo uu laha nin anu sxbo nahay wllki

kabacdi siddi ayan Ku bilabay shaqo darwalnimo