Jump to content

User:Oilsomaliland232

Ka Wikipedia

asc waxan joga magalaka buuhoodle waxan wax yar ka tabanayaa inan waxa ka sheego magalada buhoodle wax tarkeeda iyo

waxayaba laga dhexqabto aha ahaatee ganacsi,tabarucad,barasha aqoned iyo waxyabo alamida.

gobolka cayn gara ahan buhodle waa magalo dhacda w/g waayna magaldan caan ku tahy inay ka soo if baxeen

abwaano farabadan amase goonyaheda.

magaldan ganacsigeda waxa haysta shaqsiyaad gara oo loga daba fariisto waxayna ku mamulan si dabacsi leh oo hufnani ka muqato,

lakin waxaa meshas ka jira mamul xumo ka timaday dhanka dawlada amase dawlada la'anta.