User:Qararo/Bacaadka
Qararro-laasalay waa degmo ka mida gobolka doollo wardheer
waxay ku caantahay xoolaha Somalidu dhaqato sida,Geela,Adhiga iyo Lo'da,
sidoo kale waxay caan ku tahay Fardaha,waxay ku taalaa xuduudka Somalia iyo ismaamulka DDSI waxay hoos tagtaa magaalada danod. waxaa daga dhaman beelwaynta dhulbahante beesha khaalid
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ku caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Fiirogaar ah: Hadii aad wax ka taqaano maqaalada hoos ku qoran fadlan balaadhi oo ku dar macluumaad dhexdhexaad ah oo lagu kalsoonaan karo. Sidoo kale waxaad ka soo turjumi kartaa luuqada Ingiriiska ama luuqada Carabiga iyo luuqadaha kale eed aqoonta u leedahay. Xasuusnoow ujeedada maqaalku waa in dad kale kaa faa'iideystaan iyo in luuqadeena hooyo horumarto; fadlan dhexdhexaad ahoow markasta. Mahadsanid.