User:Qumane
Appearance
Qumane [waa eray af soomaali ah, waana eray macnihiisu yahay toosan, wax sidaa wanaagsan ama toosan ama sida uu yahay u socda ama ku socda ama haba, ] waxaad ka dhan dhasan naysaa erayga oo maraka qarkodna loo isticmaalo, in uu yahay magac waa eray is badala oo lab iyo dhadigbe leh sida qumane iyo quman, halkaa waxaad kaaga dhadhamaya in uu noqon karo fal kaas oo loo adegsado fal ama carabi ahan ficil tusalena waxaa ah [ si quman u samee) ama ( waa quman yahay waxaase) si kastaba ha ahaatee waxaa loo bahan yahay in afka dadka adka u yaqana ay ka hadlan erayada loo isticnmali karo mar magac marna ficil