User:RAAD FILMS

Ka Wikipedia
  • Raad Production Waxaa la Aas Aasay 4 May 2014
  • Xaruteedu waa Magaaladda Bosaso ee Gobolka Bari,
  • Waxaan ka shaqeynaa Duubista Muuqaalada, & sawiradda
  • Sida : documentary-ada Gaarka loo leeyahay, Ama Kuwo caadi ah oon ka sameyno Hormarka iyo wax soo saarka Dalka

Waxaan duubnaa Muuqaalada iyo sawirada ku saabsan Ganacsiga, Taas oo qeyb weyn ka ah Hormarki Dhaqaalaha ee dalka.

Sababta Loo Aas aasay Waa Baahi Ka jidha deegaanka oo ku aadan dhinaca warbaahinta Madaxa baanaan ee Sameeya Muuqaalada HD-ga ah Ee Caalamka Laga Isticmaalo Hadda

Waxaan xiriir wanaagsan la leenahay Hay’adaha Warbaahinta ee caalamiga ah, iyo Kuwa UN-ka Tusaale, UNICEF, WHO, FAO, ILO, UNDP, RADIO ERGO, SBC RADIO/TV, Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP, Oo Aan Kamid nahay Xubnihiisa ugu muhiimsan.

Waxaan qeyb weyn ka qaadanaa wacyigalinta Bulshada ee Dhinaca Hormarka, Ganacsiga iyo iney Aaminaan faa’idada dalkooda

Shaqooyinka aan Horay usoo qabanay,

Waxaa kamid ahaa Meelaha aan shaqooyinka ka soo qabanay Gobolo Ka tirsan Puntland, Gaar ahaana Kuwa Fog fog ee Bari , Inaga oo sidoo kale Ka soo waranay Kaluumeysiga Deegaanadaasi

Waxaan barnaamij Guud oo Ka Hadlaya Wax soo saarka iyo Kheyraadka Puntland (Resources Puntland) U sameynay Xarunta Rugta Ganacsiga iyo warshadaha ee Puntland

Waxaan Shaqo Isugu jirta Muuqaalo iyo Sawiro u qabanay Hay’adaha FAO & ILO Oo Tababar ku saabsan Kaluumeysiga Ku Qabtay Magaaladda Bosaso ee Gobolka Bari


Kala Xiriir : Tell : +252907796850 & + 252907707622

Mobbel : +252615760044 & +252907729962

Email : Xaajishire@gmail.com & Canjeex08@gmail.com


[1]