Ree mahad
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay User:REE MAAD)
Reer Mahad (Af-Somali: Majeerteen: Cumar Maxamuud Reer Mahad) waa beel Soomaaliyeed oo ka tirsan laanta Cumar Maxamuud ee Majeerteen. Beeshan badanaa waxaa laga helaa magaalooyinka Mudug iyo Nugaal, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale Kismaayo. Waa beel taariikhi ah oo mar noqotay beeshii ugu awoodda badnayd Soomaaliya. Waxaa kasoo baxay Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf Axmed, oo ahaa madaxweynihii Soomaaliya intii u dhaxaysay 2004 ilaa 2008.
| Meelaha ay ku badan yihiin |
|---|
| Mudug iyo nugaal |
| Luqada |
|
Somali |
| Diinta |
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Majeerteen
- Saleebaan
- Maxamuud
- Cumar
- Isaaq
- Cabdulle
- Jibriil
- Cigalle
- shirwac
- Faarax
- REE MAHAD
- Magan mahad
- Kooshin Mahad
- warfaa mahad
- Maxamuud Mahad
- Jama Mahad
- Guleed Mahad
- Xasan Mahad
- Axmed Mahad
- yuusuf mahad
- Maxamed mahad
- Faarax maxamed mahad
- Cumar Maxamed mahad
- Faqi Cismaan Maxamed mahad
- Xasan Maxamed mahad
- Maxamud maxamed mahad
- Cigaal Maxamed mahad
- Aadan mahad
- Hasan Aadan mahad
- Hirsi Aadan Mahad
- Omar Aadan Mahad
- Guleid Aadan mahad