Jump to content

User:Radio MADHAAYTO

Ka Wikipedia

Sheekadan waxey kadhacdey dalka canada,waxeyna udhacdey sidan,ok runtii dadku aad ayey uwada necebyihiin da’da hadaba maalin ayaa aniga oo jooga CANADA ayaa waxa dhacdey waxaa leygu macsuumey xaflad ey dhiganeysay gabar oo weliba ani ahaan aan gabadha sifiican ugaranayo kadib waxa dhacdey in aan gabadhii uhambalyeeyo waxan haddiyadeydii kuqorey da’dii ay jirtey oo aheyd 37 kadib waan hordhigey gabdhii markii ey isha kudhufatey da’dii ayey inta ey xanaaqdey itiri horta yaa adiga kumacsuumtey.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. w/q Xabwaas Show

Fadlan Share garee MAHADSANID