Jump to content

User:Saabuuni

Ka Wikipedia

MUKEY DUMIS:

Mukay dumis waa mid ka mid ah deegaanada ugu qadiimsan gobolka shabeelaha hoose waxay dhanka galbeed kaga beegan tahay magaalada Buulo mareer sido kale waxay u dhexeysaa Buulo mareer & kurtunwaarey . Mukey dumis waxaa loo yaqaaney waqtigii gumeysiga magaca mokey dumis oo micnaheeda ah : Mukey:waa geed weyn oo sii balaarta waxuu aad uga bixi jiray deegaanka iyo Dumis: oo loola jeedo dumin . Xilligii gumeystiga waxaa xarun u ahayd talyaaniga waxayna ka mid ahyd deeganada sida gaarka ay ugu tacban jireen mooska . Waxayna dhibka kala mid ahayd dalka intiisa kale.

Waqtigii dowladii dhexe :

    -------------------

Jaale Maxamed siyaad bare oo ahaa madaxweynaha dowladii dhexe ee kacaanka ayaa mar uu soo booqdey waxuu uga magac darey Mukey Jaale waqtigaa waxay ahayd deegaan Ku caan baxdey majaajilo , soo dhoweyn iyo Qurux .