Jump to content

User:Sacad muxumed

Ka Wikipedia

sacad muxumed cali waa siyaasi da yar oo udhashay wadanka somaliland sacad wuxuu dhashay 28/07/1987 wuxuuna ku dhashay magaalada gabiley gaar ahaan tuulada layidhaahdo lafta tiinka sacad markuu sanad jiray waxaa somalia ka dhacay dagaal aad u adkaa dagaalkaasi oo si khaasa ay dawladii dhexee somalia ee uu hogaaminayay general maxamed siyaad bare bar tilmaameed uga dhigatay goboladii woqooyi ee dalkii somalia isla 1988 waxaa sii adkaaday dagaalkii u dhaxeeyay dawladii somalia iyo jabhadii SNM kaasoo gaadhay heerkii ugu adkaa kadib markii maatidii iyo shacabkii gobolada woqooyi dhammaan ay barakaceen ee ay qaxooti ku noqdeen wadanka itoobiya ee aan dariska nahay iyo sidoo kale wadanka D JABOUTI.

hadaba sacad muxumed cali waxa uu kamid ahaa caruurtii loola qaxay wadanka itoobiya markii lariday dawladii uu horjoogaha ka ahaa general maxamed siyaad bare ee lagu dhawaaqay in goboladii woqooyi ay ka go een somalia inteedii kale 1991 ee ay dhalatay dawladii ugu horaysay ee somaliland ee uu hogaamiyaha ka ahaa cabdiraxmaan aw cali cabdiraxmaan tuur waxa ay bilaabeen in shacabkii reer somaliland ay ku soo guryo noqdaan wadankoodii hooyo oo aad u burbursan isla 1994 waxaa dalka dib uga qarxay dagaal sokeeye oo galaaftay nolosha dad fara badan hadaba isla wakhtigaas sacad waxa uu kamid ahaa dadkii degay itoobiya ee aan kasoo noqon halkaas oo uu ku soo dhamaystay waxbarashadiisa hoose,dhexe,sare ilaa jaamacada 2012 sacad waxa uu ku soo noqday wadankiisii hooyo halkaas oo uu ku biiray dhinaca siyaasada isla markaana uu kamid noqday asxaabta qaranka ee jira taariikhda sacad oo dheer waxaad ka heli kartaan sikastaba waxan la socodsiinaynaa dhamaan umada danaysa inay ururiyaan taariikhda siyaasiyiinta somaliyeed ama somaliland ba in ay ka heli karaan taariikhda sacad oo dhamaystiran ciwaankan https://www.keydkatarikhda.net