User:Saciid Basaad
Mucajab / Bagadi
Begedi wa beel hoosaad kamid ah beelweynta Aw Digil Begedi wuxuu uqaybsamaa :
1- Abaasaad ( Dheegle , Carfaale iyo Reer Xasan )
2- abaajibil
3-Quriile
4- abaa abaa
5- Quraabane.
Wa dad nabada jecel oo leh xadaarad fog , wa dad xoolo dhaqato iyo beeraley ah . Waxay degaan deegaan ahaan: Afooye , Awdheegle, Mubarak , bariire , Cumur beere , Daaru Salaam, Buulo mareer , Qoryooleey Waabari iyo Marko.
Sido kale waxay degaan qeyb ah koonfurta Yemen sida Xadramoot. Waxay ka mid yihiin qabiilada uga quruxda badan Somaliya gaar ahaan gobolka Sh/ Hoose.
Begedi Sido kale waxa looga wacaa mucajab.
MAS’uuliyiinnta:
1- Suldaan Buube
2- Dr Khaalid wasiirki isboortiga dawladi Xasan Shekh
3-Sh. Abdullahi Begedi oo kaalin wayn kasoo qaatay siyaasada Somaliya. Wuxuu ahaa xubnaha uga sareeya maxkamada sare dowlada Somaliya xiligii dowlada rayidka ee kahoraysay kacaanka isagoona ahaa ninkii aas aasay xizbigii HDM 1943 .
4- Abuukar Sayid Ali oo looyaqan Jaajuumow fanaanka wayn.
5-xil: Cali C/lahi Sh Cusmaan.
6- Xil: maxamed Yusuf Xasan.
7- Maxamed Xaaji Shekh Xaaji Xuseen.
8- Xil: Khayr Maxamed Axmed.
9- Xil: Shaafici Abukar Cali.
10-Xil: C/raxman Cisman Malaaq .
11- Xil:Maxamed Siciid C/ lahi.
12- Fanaanka wayn Axmed Carab.
13- Xildhibaan Federaal: Maxamed Saciid Cabdullahi.
14- xil federaal:Axmed Mayow Cabdulle oo looyaqaan kolnayl Ruush.
15- Xil federaal : Xasan Begedi.
16- wasiir ku xigeenka caafimaadka: Maxamed Saciid C / llahi.
17-Shekh Abukar Haji Abdi oo Soonoqday qaaligi dagmada Caluula ee gobolada Bari ee Puntland iyo Degmada Janaale ee G sh Hoose xiligi gumaystihii Talyaaniga.
18- S/. Guuto Mohamed Shekh Abdullahi oo mudo soo ahaa uqaybsamaha arimaha ciidamada safaarada Somaaliya ee Saudi Arabia .
19- Shekh Abdi Bariire oo kamid noqday gudoomiye yaashi uga horeeyay ee gobolada dalka somaliya soona noqday gudoomiyihii ugu horeeyay Bankiga dhexe ee Somaliya ayadoo saxiixisa kuhirgashay lacagtii ugu horaysay ee Somaliya yeelato.