User:Sadam Hussein Osman/Bacaadka
Appearance
sadam hussien osman wuxuu dhashay 1993 wuxuuna ku dhashay malagada widhwidh wuxuuna waxbarashadiisa ilaa dugsi dhexe iyo dugsi saraba ku soo qaatey iskuulka xirsi dhaberlow ee ku yaala magalada widhwidh intaa wixii ka danbeeyey wuxuu waxbarashadiisa u badashay dalka Ethiopia Gar ahaan ADAMA Nasareth halkaas oo uu hada ka barto jaamacada PARADISE VALLEY UNIVERSITY WXUUNA RABAA INUU KA QALAN JABIYO FACULTIGA INFORMATION TECHNOLOGY DHAWAN INSHA ALLAH