User:Saxane2020
Beesha Cali Maxamed (Cali Dheere)
Beesha Cali Dheere waa beel.kamid ah beel weynta Mareexaan Sade, waxayn degtaa Galgaduud, Gedo, iyo Jubooyinka, balse deegaankeedda ugu balaaran waa G.Gedo oo ay ka tahay beesha ugu dhulka weyn waxayna Gedo ka degtaa inta u dhexayso Luuq iyo Garbahahreey, Beled Xaawo iyo Daarusalaam, Garbahareey, ilaa Ceelwaaq.
Cali Dheere waa dad Culumo ah oo dhanka diinta lagu ixtiraamo, waxayna u kala baxaaan sidaan:-
1. Aadan Cali "Dhabancade" 2. Buraale Cali oo asna u kala baxo A. Aadan Buraale B. Ugaar Buraale C. Hiraabeey Buraale D. Maxamed Buraale
Hiraabeey Buraale ayaa u kala baxdo:
1. Baalle Hiraabeey oo kala ah:
A. Reer Muumin B. Reer haaruun C. Reer Liibaan 2. Xuseen Hiraabeey oo u kala baxo: A. Reer Quule B. Reer Siyaad Diini C. Reer Samakaab.
Maxamed Buraale ayaa asna u kala baxo:-
1. Axmed Maxamed Buraale waa Curadka MMaxamed Buraale 2. Barqadle Maxamed Buraale Barqadle ayaana u kala baxo:- 1. Cabdirahmaan Barqadle (Masalayar) 2. Kheyr Barqadle 3. Maqalsame Barqadle 4. Barkad Barqadle 5. Faqa Axmed Barqadle Faqa Axmed Barqadle ayaa u kala baco 1. Faarax Faqa Axmed :Bareesacad 2.Liibaan Faqa Ahmed 3. Warsame Faqa Axmed
Liibaan Faqa axmed oo u kala baxo:
A. Reer Cumar Rooble B. Reer Beyle C. Waceys Liibaan D. Alamagan Liibaan
Warsame Faqa Axmed ayaa u kala baxo 7 reer Sheekh
1. Xasan Sheekh 2. Maxamee Sheekh. 3. Mubaarak Sheekh 4. Reer Xaaji 5. Reer Sharmaarke 6. Reer Jibriil 7. Axmed Sheekh