User:Seemaal
Seemaal Waxa Ay ku taala gobolka Awdal EE muumulka Awdal State kana tirsan dawlada fadaraalka soomaaliya, waxa ay 57km u jirtaa caasimada Awdal State Ee Boorama. waxa ay hoos tagtaa caasimad xigeenka sadexaad Ee Baki. waxa ay u dhawdahay degmooyinka Baysare, Buqudhada, Iyo yagoori. waxa daga qabiilka loo yaqaano Maxamuud Nuur. waxa deegaankan ka dhacay 6/12/2011 fal naxdin leh oo ay gaysteen rag ka mid ah beesha isaaq ilaa hada aan la hayn haybtoodii. ragaasi waxa ay ahaayeen rag dagan ku sugan deegaankodii ay dishayna gacan ka gar darani waxa uu aha falkaasi mid naxdin leh. lana ilaawi doonin haduu ilaahay idhaaho. deegaanka Seemaal waa deegaan barwaaqo ah aadna u balaadhan waxa lagu qiyaasa dhulka uu ku fadhiya deegaankani ilaa iyo 56km squera ah. waa meel istaraatiijiya iskuna xidha magaalooyinka hargaysa, jabouti, boorama, saylaca iyo lughaya..