User:Shaafici cabdiraxmaan maxamed
YIROOWE
Yiroowe (ingiriisi:yirowe/ęiyrowe, afcarabi:يرؤؤى )
Waa tuulo ku taalla qiyaas ahaan 20km bariga magaalada Burco
Yiroowe waa magaalo taariikhi ah waa meeshi loo qaxay markii burco isku laayeen lapada qabiil ee Habar Jeclo iyo Habar Yoonis ee dagaalkii habar-habrta
Sida la ilo xog ogaal ahi sheegayaan magaca magaalada yiroowe wuxuu ka yimi nin gaaban oo da' ahaan lagu qiyaaso 50jir oo joogi jirey magaaladaas isla markaas ay dadku odhan jireen yar-oo-weyn
Laqabsashada luuqadda iyo israacinta carabka ayaa u beddeley magacii yiroowe
sidoo kale magaalada yiroowe waxa laga qodaa dhagaxa lagu dhiso guryaha sidoo kale waxa yaalla toornooyin iyo karagsharro bur-buriya dhagax una beddela jay ama qururux taasoo keentay inay noqoto meesha keliya ee looga soo doono dhagaxa min caynaba illaa burco .