User:Shafici44
Shaafici cabdulqadir xasan waa arday ka qalin jabiyay digsiga jabir bin xayaan sanadkii 2011 ]]. Waxaa uu hada ku noolyahay dalka sudan gaar ahaan white nile state magala madaxdiisa (kosti), waxa uu uu dhigtaa UNIVERSITY OF EL-IMAM EL-MAHDI FACALTY OF MEDICINE AND HEALTH SCIENCE DEPARTMENT OF MEDICAL LABARATORY ((جامعة لإمام المهدي كلية الطب والعلوم الصحية قسم المختبرات الطبية Taariikh Nololeed
shafici waxa uu dhashay sanadka marka uu ahaa 1990, waxa uu ku dhashay dagmada qoryooley. waxa uu quraanka kariimka xifdiyay asagoo 12 jir ah Waxa uu waxbrashadisa aasaska ku soo qatay iskuulka sheekh axmad faqi ee ku yaala dagmada qoryooley, waxa uu waxbarashadiisa dugsiga sare ku qaatay dugsige hoose dhexe sare ee jaabir bin xayaan ee magalada muqdisho. waxaa uu ahaa xubin kamid ah midawga ardada somaliyeed, waxa uu sidoo kale kamid aha urur la magaac baxay DHOOBEY EDUCATION DEVOLOPMENT ORGANIZATION oo markii magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan (DHEDO).shafici waxaa uu hada kamid yahay arday somaliyeed ee wax ka barata dalka sudan wax uuna dhigtaa jamacad lagu magacabo university of el-imam el-mahdi kuliyada culuumta cafimaadka gaar ahaan qeebta sheybaarka Magacyada qaar kamid ah asxaabta shafici
1.cabdimajiid maxamed maxamuud , wuxuu waxa ka barta jamacada simad ( business administration (bachelor).
2.Cabaas maxamed siidow , waxa uu wax ka bartaa jamacada horseed (accounting (bachelor).
3.Cabdiraxiim cabdulahi cilmi, wuxuu uu ka ka qalin jabiyay jamacada africa (arabic literature) bachelor,macahadka caalamiga ee khatoum (arabic literature) Master.
4.Cabdifataax maxamed maxamuud,waxa uu wax ka barta jamacada hormuud (telecommunication engineering (bachelor).
5.Bishaar cabdulqadir cilmi, wuxa uu wax ka bartaa jamacada simada ( public administration (bachelor).
6.Abuukar gacal calasow, wuxa uu wax ka bartaa jamacada simada ( public administration (bachelor). 7.Cusmaan adan cabulahi, waxa uu ka qalin jabiyay jamacada africa (pure and applied science qeebta microbilogy (bachelor).
8.Adan cadulahi cusman , waxa uu wax ka bartaa jamacada shandi (medical laboratory technician ( bachelor).
9.[Siciid cabiraxmaan yalaxow]] waxa uu wax ka bartaa jamacada banaadir ( medicine (bachelor).
10.Cusmaan shuriye xasan, waxa uu wax ka bartaa jamacada shandi ( computer science ( bachelor).
11.Cusman cali maxamed , waxa uu wax ka bartaa jamacada plasma (public health (bachelor).
12.cabdiwahaab xasan dhafe, waxa uu wax ka bartaa jamacada muqdisho ( business administration (bachelor).