salaam!. Anigu waxaan ahay ayub "shahwah", waxaan jeclahay in aan maqaallada ku qoro Wikipedia, af-Soomaaligu waa afkeyga hooyo, waxaan sidoo kale maqaallo ku qoraa Wikipedia Ingiriisiga. iyo websiteka somali blogger Waxaan raba anigoo rajaynaya inaan horumariyo Wikipedia qeebta Soomaaliga, kaasoo aan si dhab ah u lahayn hab qorista maqaal sax ah. Wikipedia Soomaaliya ma jiraan maqaallo ama maqaallo badan oixiya macluumaad badan, si ka duwan Wikipedia-yada kale. Hadafkaygu waa in aan Soomaaliya Wikipedia ka dhigo meel ay Soomaalidu ka heli karaan maqaallo ku qoran afkooda hooyo, iyo sidoo kale in aan aad ugu raaxaysto qoraalka af-Soomaaliga.
Malaysia Airlines Flight 370(sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.