User:Sheikh nuur macalin aadan
Somali
Sheikh nuur macalin aadan
Afcarabi شيخ نورمعلم آدم Luqada
Af-Soomaali
Diinta Sunni Islam,
waxa uu dhashay sanadii
(1954)
Waxa uu kudhashay degmada
(Gaduudan)
Oo hoos timaada magaalada saakow (sheik nuur) waxa uu wax barashadiisii dugsiga quraanka kadhigtay degmadii uu kudhashay ee gaduudaney da'diisii 11naad ayuu aabihii dhintay qoysaskii uu kadhashay aabihii oo tiro badnaa hadana waalidkii hooyadii ayaa ula soo guurtay magaalada jilib waxa uu kabilaabay wax barashadiisii dusiga heerar kiisa kala duwan sheekhu marka uu
( 15jirsaday )
Waxa uu u wareegay magaalada baydhabo oo uu kasii bilaabay aqrisashada duruusta diiniga ah (Sheikh nuur macalin aadam) Sanadkii 1978dii ayuu kusii hormariyay waxbarashada diinta islaamka magaalada muqdisho,,
(1983dii) Ayuu kulaabtay maagaloyinkii aaan soo sheegay halkaasi oo uu kabilaabay Barista iyo faafinta dacwada islaamiga ah Degmada (saakow)ayuu kanoqday gudiyadii diinta ee loo iman jiray Dowladii xiligaa jirtana degmadana sitoos ah iyo sidadban ba wuu ULA shaqeejiray inkastoo dowladii xiligaa jirtay ahayd nidaamkii LA ogaa ee ladagaalami jiray wadaadada
(Burburkii dalka sheekhu) Waxa uu kamid naqday aasaasayaashii maxkamadii Degmada WARDHIIGLEY Ee LA oranjiray XARARYAALE
Sheekhu taariikhdiisa maahan mid meeshan lagu soo koobi karo (Sheik nor moalim Adam) Waxa uu kamid aha xubno loo magacaabay dowladii CABDULQASIM SALAD XASAN In ay hogaan naqdaan garsoorkii dalka oo xiligaa aad u adkaa kashaqeynta hawshaas aadka u adkeyd
(Gudoomiye) maxakamd degmada wadhigkey Xiligii madaxweyne CABDILLAHI YUUSUF AXMED sidookale waxaa iyana silamida loo magacaabay (Gudoomiyaha )maxkamada (degmada)WARDHIIGLEY Xiliigii maxaa kiimtii islaamiga ahayd ay lawareegeen bartamaha iyo koofurta somalia
(Sheik nuur macalin aadam) Waxa uu kamid ahaa gudiyadii sare ee maxkamada racfaanka ee maxakiimtii islaamiga ahayd ee mudadii lixdi bilood katalisay koofurta bartamaha somalia
(Sheik nor moalin Adam) Dabeecan ahaan waa shakhsi dagan dabeecan wanaagsan Adadag fakar dheyr kaftan badan aqoon diin dhameystiran leh isku kasoon.xaga diinta ILAAHEY CIMRIGIISA HADHEEREEYO
(AAMIIN)