User:Shiine 44

Ka Wikipedia

DAGMADA BUURDHUUBO Buurdhuubo waa magaalo ku taalo Gobolka Gedo, waana fadhiga Degmada Buurdhuubo. Magaalada Buurdhuubo waxaa dhaxmaro Webiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.

Buurdhuubo waa degmada 7aad ee Gobolka Gedo. Waxay magaalada Buurdhuubo xarun degmo noqotay dabayaaqadii 1992kii markii laga soo saaray Daaruud Xamar dhanaantooda waxay nafmaciin bideen in ay soo galaan dhulka Raxaweyn sabtoo ah xiligaas xoolo badan oo laga soo dhacay Bay iyo Bakool ayaan waxaa lagu keediyey Buurduubo . Waana degmadii ugu dambaysay ee loo magacaabo Gobolka Gedo. waxaana magacaaway Siyaad bare maadaada ay aheed magaalada ay ku ku keedsan jireen xolahii laga soo dhacay Bay iyo Bakool ayadoo markaas Siyaad Bare aad uga cabsi qabay in ay go,doomaan maadaama aya dagaal kula jireen Jeneral Caydiid.


Dhaqaalaha Degmada Buurdhuubo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaalaha Degmada waxa uu ku tiirsanyaahay beeraha sababtoo ah waxaa mar wabiga Jubba nasiib darada jira ayaa waxa ay tahay in ay Mariixaankii yimid 1991kii ay dhac xoogan ku wadadaan beeralayda besha dhulka iska leh ee Gasaardude aygoo ay ku qasbayaan in ay xoog ula wareegaan dalagyada kaso baxo beerahooda

Dadka dagmada iska leh

waxaa daga beesha Gasaargude oo kaalinta koobaad soo galayso

waxaa jira qabiilo badan oo ku soo duulay gobolka sida mariixaan iyo ugaadeen oo kawada dhulboob aad u wayn shacabka barakicinaayaa

Gasaargude waxay ahayn 1891kii Boqortooyo aad u wayn oo ka talin jirtay Gobolka Gado nasiib daro Boqorkii xiligaas ka talinaayey Gobolka Gado waxaa uu soo dhawaystay Beelashii kasoo gaxday Lelabeela (Mariixaan)