Jump to content

User:Siciid axmed caabi

Ka Wikipedia

Siciid axmed caabi suudi Wuxuu kasoo jeeda beesha garikoonbe gaar ahaan reer sheekh abayoonis Wuxuu kudhashay gobolka doolo wardheer ee soomaali galbeed Deegaan ahaan wuxuu kasoojeeda dagmada danood qabalaha Gole

Siciid aa aabe dhalay 2 caruura Labadubana waa wiilal Hadana sugaya wixii kalee illahay siiyo

Wuxuu guursaday sanadkii 2020/06/06 Waxuu guursaday xaaskiisii ugu horaysay kayf deeq macalin nuur

Xiligaas da ahaan labaduba way yaryaraayeen Siciid da diisa waxaa lagu qiyaasayay inuu jiray 18 sano Halka kayf lagu qiyaasayay inayjirto 17 sano

Wali way isqabaan oo ma aysan kalatagin

Xiliga hada aan qoraalka qorayo Waa habeenimo jimce soogalayso saacaduna tahay 5:11 AM Taariikhduna tahay 1 march 2024

Imahooda koobaad waa

 abuubakar siciid axmed wuxuudhashay  01/07/2021 

Maalinimo duhur ah saacaduna kubeegantahay 1:00 duhurnimo Ilmaha labaadna waa

salmaan siciid axmed

Wuxuu dhashay 28/08/2023 Maalinimo duhur saacaduna kubeegantahay 1:00 duhur nimo