User:Somali National Students' Union(SNSU)-Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO)
Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed(MAQSO). الإتحاد ألوطني لطلبة ألصومالي Somali National Students' Union(SNSU).
waxaa aas-aasay ardayda Soomaaliyeed ee dalka wax ka barta.
Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO), waxaa xubin ka ah ardayda soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Xarunta Dhexe ee Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed Waa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, sido kale waxaa uu xarumo ku leeyahay dhamaan maamul goboledyada dhan.
Waxaan ardayda u sameynay nidaam online ah uu u ardayga isku diiwaangalin karo, meel kasta uu ka joogo caalamka.
Si aad isku diiwaangaliso riix linkiga Hoose, adigoo buuxinaayo formka.
http://form.myjotform.com/Maqso4som/Diiwaangalinguud
Kala Soo xiriir:
Wicitaan/ Farriin qoraal:+252613039736
whatsapp/Viber +252615645569
Email: Maqso4som@gmail.com /maqso4help@gmail.com