Jump to content

User:Somalia143

Ka Wikipedia

Acs waraxmatulahi wabarakatuh, Anigoo ah wiil somaliyeed oo ku nool wadanka norway gaar ahaan waqoy magadada bodo waxaan jiraa 16 sano,and waxaan aad iyo aad u jeclahay wadankeyga hoooyo in an la socdo marwalba xaladiisa meesha ay maeyso. sacadaan la jogana waxaan aad ugu mahada celinayaa Madaxweyne heyni ee soomaliaya oo hada gacanta sifican ugu qabtay Xasan Sheekh waxaa uu ku dhashay magaalada Jalalaqsi ee gabolka Hiiraan bartamaha Soomaaliya sanadki 1955, waxa uu kusoo barbaaray caasimada somaalia ee hada laga xukumo magaalada Muqdisho. marka lawaadna waxan ka codsanaya dowldada caruurta soomaliyeed oo waalid kooda dagalada ka socday soomaliya sanadka markuu ahaa 2006-2010 ku dhinteen ayaan dowlada waxaan ka codsanaa caruurtas aya wax u bahan in la garab qabto oo wax walba la u sameeyo