User:Somaliland1991

Ka Wikipedia
calankii hore ee Somaliland, 1991-1996
Calanka Somaliland

Calanka Somaliland waxa markii uguhoraysay la isticmaalay calanka somaliland ee xilagan 14 0ktoba 1996kii waxa uu calanka somaliland ka koobanyahay sadex khad ama kald oo jiif ah waxa ugu koreeya cagaar waxa cadaan oo dhexda ah iyo casaan oo hoosta ah dehexdana waxaa kaga taala calanka xidig madaw waxa dhanka sare ee calanka ku taala shahaadada (لا إله إلا الله, محمد رسول الله) oo far cad kuqoran

macnaha calanku waasidan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Khadka cagaarka ahi waxa uu sheegayaa horumarka
  • khadka cadi waxa uu sheegayaa nabada
  • khadka casi waxa uu katurjumayaa dhiigii mujaahidiintii naftooda u huray ciida hooyo
  • Shahaadataynku waxa ay sheegayaan in dadka reer somaliland ay yihiin islaam
  • Bisha madawi waxa ay qeexaysaa waayitaanka la waayay riyadii somaliwayn

heesta calanka somaliland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

   http://www.cbr.nl/                                                  

'samo kuwaar waa heesta calanka somaliland ee hada waxaana loogu dhawaaqaa sidan) Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo samo ku waar samo ku waar saamo ku waar