User:Suhayb naasir yuusuf

Ka Wikipedia

Taariikhda Suhayb naasir Yuusuf(daacad). Suhayb naasir Yuusuf wuxu kudhashay 1999 magaalada hargeisa wuxuuna kusoo barbaaray magaalada hargeisa dugsigii hoose iyo kii dhexeba wuxu kaga baxay magaalada hargeisa hadana wuxu dhigtaa school secondary wuxuuna rajaynayaa mustaqbalka inuu noqdo hogaamiye caadil ah(good leadership)alla haw rumeeyee.