User:Taariiqdaa xusi doonta waqtiga

Ka Wikipedia

Yuu yahay Axmed gurey? Waa kuma Axmed gurey? Muxuu ahaa Axmed gurey?

-Axmed gurey waa somaali wuxuu kayahay boqortooyada Ajuuraan waalmoge noolkule

Waa hogaamiye ciidan waana imaam daaci ah diinta islaamka faafiya,

-Axmed gurey waa askari Ama hogaamiye ciidan oo darajadiisu gaarsiisantahay amaanduule ciidan,

Axmed gurey magaciisa oo dhameestiran waa AXMED IBNU IBRAAHIM ALGAZY wuxuu dhashey qarnigii shan iyo tobnaad ee miilaadiga 1492m wuxuu dhintay 1552m wuxuuna udhintay dhawac ka soo gaarey dagaalka soo jireenka ah ee udhaxeeya somalida iyo itobiyaanka oo markaas loo yaqaanay boqortooyada xabashida

-Axmed gurey wuxuu ahaa amaanduulaha ciidanka koonfurta ee boqortooyadii somaliya ee ajuuraan dagaal looga dulqaadaayey gumeygumeysiga xabashida umada somaliyeed ee kunool dhulka looyaqaano harar ayuu ka ahaa hogaamiyaha ciidanka,

dagaalkaas uu qaaday amiir Axmed gurey wuxuu ahaa dagaalkiisii lixaad ee uu qaado dagaalkaan Wuu ku guuleystay laakiin dhawacii ka soo gaarey mudo 12cisho ah kadib ayuu ugeeriyooday harar ayuuna ku duuganyahay Allah unaxariistee, ilaa iyo hada waxaa ku nool dhulkaas dad ku abtirsada boqortooyada Ajuuraan reer ahaan ku abtirsada Axmed gurey oo ah Ajuuraan waalmoge yibidhaale oo ilaashada qabriga hogaamiyaha taariiqda weyn

       Mahadsanid