User:Tanade Daarood
- Beesha Tanade Daarood Waa beel Kamid ah Beelwaynta 5 ta Daarood*'
- waana beeshii ugu badnayd Soomaali lkn waayuhu kala geeyeen lana rajaynayo ineey mar uun soo noqon doonaan awlaadii tanade insha allah iyo Boqortooyadii Faca wayneed Ee xooga badnayd Ee Reer Tanade**
- Tanade Magaciisa saxdaa Waa xuseen= (tanade) Ama Tanaade waa naynaas .Tanaade waxa uu dhalay 14 Wiil**
- Oo kala ah.**
1. Masadaan Taanade 2. Akishe Tanaade 3. ceeleeye Tanaade 4. xariir Tanaade 5. yacquub Tanaade 6. juus Tanaade 7. suxuur Tanaade 8. cabdi Tanaade 9. Daauud Tanaade 10. diindiide Tanaade 11. Garwayne Tanaade 12. Dirir Tanaade 13. sulaybaan Tanaade 14. Xiladiide Tanaade
- Shucayb wuxuu ka farcamay masadaan Tanade oon kor kusoo sheegnay
wuxuu dhalay
********Astaan-nabi
- Astaan nabi wuxuu dhalay sadex wiil oo kala ah*
- 1: Karmaashe oo loo yaqaan *korshe* ama *waradhaqo* oo ah magaca loo yaqaan waxay dagaan Somali galbeed iyo Oromiya.**
2: *Moge oo dhalay*
- 1; *Maalis´moge, =Oo wali qaar Tanadahoodi la jooga qaarna qaarada aasiya ayeey galeen oo pakistan iyo afganistan ayaa lagu soo arkay.
- 2; *waala´moge , =oo hada ujuuraan la jooga
- 3; *tola´moge, = tolamage oo hada ogaadeen ku jira
- 4; *wadal´moge, = oo hada Majeerteen ku jira
- 5; *Maahir´moge, = qowmiyada oromada ayeey ku jiraan ayagoo magacii badashay.
Reer moge waa curadkii Astaan Nabi iyo nimankii ugu badnaa Markii boqortooyadu taagnayd Reer Tanade waana nimankii Boqortooyada tanadae hogaaminayay markii ugu dambaysay ay jabaysay markaasoo wixii ka danbeeyay qabiilada tanade kala carareen intoodii badnaa maadaama la ugaarsanayay oo La leeynayay
Qabiilka Tanade Oo xiligaa awood badnaa waxaa lagu jabiyay buuraha gobalka bari ku yaala oo la dhaho la diid iyo lafa tanade ilaa hada lafihii iyo raadkii waa yaalaa
taariikhda la jabiyay waa sanadka miilaadigu markuu ahaa 1053 kun konton iyo sadex waa 970 sanno ka hor waxaa jabiyay oo iskugu tagay
Gaala madoow oo xiligaa oromada loo yaqaanay somali sida *hawiye*
- dir*
- Ujuuraan* oo xiligaa awood cusub yeelanayay
iyo beesha daarood oo kamid ahaayd dadkii boqortooyada tanade daarood wax ka riday
- waxaa kaloo qayb ka ahaa qowmiyada amxaarada ciidamo kasocday oo soomaalidu uyeerteen boqortooyadii Tanade waxay ahayd mid xukun adag oo xukunkeedi dadkii soomaaliyeed ay dhibsadeen
qabiiladii Reer Tanade Markii lajabiyay duruufta qaarkeed waxay kaliftay ineey beelihii soomaaliyeed ay ku kala dhuuntaan si ay isku qariyaan iyagoo ku kala biiray beelaha Daarood Dir Hawiye Digil oo beeshan oo sooca ah iyo samaale oo magacyadii ay beeshu ku dhuumatay kamid ah . 3; Muuse wacle
Muuse wacle waxaa ka farcamay ilma maxamed sakad
Maxamed sakad waa aabaha Reer sheikh Maxamed Oo kala ah
- 1: Maataay Dhure Maxamed Sakad *
- 2: Bii.maal Maxamed sakad *
- 3: Hubeer Maxamed sakad *
- 4: Gare Maxamed Sakad *
- 5: Xawaadle Maxamed sakad *
- 6: Arbe Maxamed sakad *
- 7: Samaan-roone maxamed sakad *
- 8: ismaaciil Maxamed sakad ;Garxajis ****
- 9: Tuni Maxamed sakad ***
- 10: agoonyare Maxamed sakad ***
- 11: jiido Maxamed sakad ***
- 12: dabruuwe maxamed sakad ***
- 13: irdho maxamed sakad ***
- 14: Aadan maxamed sakad/ Leelkase ***
- 15: cabdiraxmaan Maxamed sakad ***
- Garwayne Tanade****
waxaa ka farcamay qabiilada soo socda.
- Cawrmale *****
- Garjante ***
- Riyaale *****
- Mataan ****
- Saransor *****
- Gaalje'el *****
- Degodia ****
- Massare ****
- isse ****
- Massare ****
- Degodia ****
- Garjante ***
- Cawrmale *****
- Maxamed sakad ayaan kor kusoo xusnay dhashii maxamed sakad intaas waa ka badanyihiin qaar ciraaq dagan iyo qaar Ethapia dagan ayaa jiro******
- Tanade Daarood waxa uu ahaa qabiilka ugu balaaran dhamaan Somali iyo beesha daarood, Sidoo kale Tanade wuxuu lahaa boqoortooyo facwayn Oo qarniyaal talinaysay Sadex Jeer ayaa la jabiyay boqortooyadaii tanade markii ugu dambaysay oo ay jabtay waxay ahayd markii ay taariikhda miilaadigu maraysay (1053) waa Waa mudo qiyaastii ku siman (970) Sano ka hor boqortooyadii tanade waxaa jabiyay Gaala Madoow Axmaaro iyo tigreey iyo somali iskugu tagtay . wixii intaas ka dambeeyay boqortooyadu waxay ku kala firxatay geeska afrika wuooyiga iyo bartamaha afrika iyo waliba qaarada aasiya Sida Dalalka chad, sudan, kenya, ehtopia, Ruwanda, burundi , wadamada Ciraaq iyo Bakistaan ayaa hada oo la joogo ay ku noolyihii faricii tanade..*****