User:Tooso11

Ka Wikipedia

Degmada jawiil Wikipedia [jawiil } waa tariikda Degmada waxaa la aqoonsaday 2004 Allahs ya raxma madaxwayne CABDULE Yusuf Ahmed sheikh shariif 2009 kii degreeto labad waa degmo qadiimo ah dhanka koofur galbed waxa ka Jira xarunta gobalka Hiiran 32 km beledwayne galbed matabaan 41km dhanka waqooyi 23 km FEERFEER-mustaxiik BARMAGOG kalabayr 5 km { Jawiil wikipedia degmo qadiimo waxaa warkada usaaran wabiga shabele Agricultre: degmadu waxay ledahay dhulbereed ad ubaxad WAYN DEGMADA jawiil degaaan AHAAN waxaa dagaa Udeejeen ciise mudulood oo kamid ah beelwaynta hawiye Udeejeen waa beel deegamo BADAN ka dagan hiiraan waxaa dagan qabaaila BADAN lakin 90% waa ciise mudulood dadka Degmada jawiil Wikipedia jawiil