User:Wadani11
Appearance
Beesha ismaciil Saleebaan waa beel Kamid ah Beelaha Majeerteen ee beelweynra Daarood.
Beesha Ismaciil Saleebaan waxay la simantahay oo la dhalatay beelaha Saleebaan Maxamed sida Maxamuud Saleeban, Cali Saleebaan, Ugaarsaleebaan iyo Cabdirixiin Saleebaan.
Tariikhda beesha ismaciil saleebaan waxay ku astaysantahay in ay boqortooyada Beesha ma jeerteen oo asal ahaan ay la hayd beesha cali daleebaan ku wareejiyeen beesha maxamuud saleebaan.
Beeshu deegaan ahaan waxay degtaa Gobalada Puntland Somalia gaar ahan Gobolada Bari iyo Karkaar. Sidookale beeshu waxay Degtaa Gobolada mudug Jubada hoose iyo Caasumada wadanka somaliya Ee Muqdisho.