Jump to content

User:Wariye diirshe

Ka Wikipedia

abdifatah farah kalinle waxaa uu ku dhashay degmada awbarre oo 75km ujirta caasimada degaanka soomaalida ee jigjiga saxafigan lagu magacaabo abdifatah qalbidiirshe waxaa uu dhashay sanadku markuu ahaa 22 jully 1989GC waxaana hooyada dhashay lagu magacaaba kadija iman nour aabihiina waxaa sidoo kale lagu magacaaba farah kalinle faahiye hadaba wiilkan waa wiil aad uda,yer isla marahaantaana waxaa uu la nool yahay qoskiisa oo kakooban xubno tiro ah. hadaba isaga oo abdifatah farah noloshiisa iyo intii uuyaraa kula qaatey qoskiisa isla meesha ay dhalashadiisu kasoo jeedo ee degmada awbare awbare oo magaceeda da,da weyn ee looyaqaano uu yahay (teferiber)oo minaheedu yahay albaabkii cabsida oo looguna magac darey wakhtiyadii dawladii kacaanka dhargiga aheed ee uu hogaanka u hayey gabre hayle sallase oo wakhtigaas gumaysi saameyn weyn ku haysey gabi ahanba degmadaas iyo qaarkamida geeska waqooyi bari ee delkan isaga oo muddo aad uafara badana ay deganaayeen gumeysanayeen dadkii kasoo jeeday beelahaas iyo qabo kale oo hoos imaneyey oo ahaa halka ay dadku iskugu kala gooshi jireen marki ay jirtey cabsida wakhtigaasi.hadaba abdifatah farah waa wiil aad u da,yer waxaana da,diisa lagu qiyaasa 23jirr waxa sidoo kale muuqaalka (fation expression)kiisa lagu qiyaasa in uu yahay (normal faceboday)ama maariin sidoo kale wariye abdifatah dhererkiisa waxaa lagu qiyaasa in uu dhanyahay (1.87m)halka culeyska jidhkiisuna uu dhan yehay (66km)sidoo kale callorka timihiisuna waa (black)ama madow .wax yaabaha uu aadka ujecel yahay waxaa kamida gameta playstation2 ama ciyaaraha sportiga daawashadooda waxaana sidoo kale intaas usoo raaca in uu aad uxiiseeyo sawirida(arts)ka qaybihiisa kala duwan isaga oo wax sawira mererka uu firaaqada haysto ,sidoo kale saxafi abdifatah qalbidiirshe wali ma uusan guursan waana dhalin yar ,waxaana uu wax barashadiisii gaar ahan faselkiisii kobaad kasoo bilaabey meesha uu ku dhashay oo uu magacedu ahaa awbare hadaba dugsiga uu saxafi abdifatah kasoo bilaabey fasalkiisii kobaad ayaa waxaa lagu magacaba.dugsiga hoose dhexe ee sheikh hassan nouriye kasi oo kuyaala badhtamaha degmada awbare .abdifatah waxa uu aad ujelaa ilaa yeraantiisii in uu noqdo wariye ama saxafi taasi oo isagna alle hibo usiiyey waxaana uu abdifatah mateli jirey in uu noqdo sida saxafiyiintii wakhtigaas ka hawl gali jirey televissionada caalamka kuwoodii ugu doorka roona sida,wariye abdirizak adookh,abdinour sheikh,farhaan jumale,wariye cawke allaha janadii fardawsa hakawaraabiyee,intaas hadan kaga imano waxyaabihii uujelaa abdifatah farah merkii uu gaadhey waxbarasho heer jaamacadeed waxaa uunoqdey mid barta waxa uu jecaa oo ahaa journalis taasi oo hadaba noqotey mid ilaahay kusimey waxa uuna saa kunoqdey ardey barta qaybo kamida heererka saxaafada kuwooda ugu waweyn isaga oo kabaran jirey jaamacada jigjiga university oo kutaala caasimada degaanka soomalida ee jigjiga .hadaba abdifatah farah waa saxafi weyn oo caan ka ah gabin ahaanba geeska afrika .

[wax ka badal | wax ka badal xogta]