User:XUSEN IBRAAHIN AADAN
Appearance
XUSEEN IBRAAHIN AADAN MALAW Wuxu ku dhashay dagmada yuroobe 1998- 4 -4 Sabti saacadu ay tahy abaaro 10:00 subaxnimo .2004 waxa lagu daray uuna kabilaabay waxbarashadiisi dugsiga hoose maxadka JAMAAL CABDINAASIR ee magalada burco ..........
xusen waxa uu waxbarashadiisi dugsiga dhexe iyo tiisi sareba kusi dhigtay isla dugsiga ..... Hada xusen waxa uuku jira fasalka afarad ee dugsiga sare
SHAKHSIYADIISA
xusen wa qof jecel isbadalka bulshadiisa iyo inuu wadankiisuna ka mid noqdo wadamada horumaray ..........wuxuna qayb ka aha kuna biiray Ururo badan oo iskulkiisa iyo dagmadiisa kajiray xusen wuxu hiigsanaya doonayana in maruun wadankiisa kadhigo mid bila musuq maasuqa bilaa qaada oo horu maray