User:Xaaji cabdi
mustafe omar cabdi dhashay 1981 dii magalaada jigjiga ee ismaamulka somalida dalka ethiopia xaafada kobaad ama
zero 1 waa fanaan caan ka ah gayiga somalida iyo gaar ahaanba somaliland
mustafe omar wuxuu wax barashadisii ka gaadhay dugsiga sare isagoo markaa dhamaystay mustafe waa fanaan heesihisu ay kooban yihiin walow uu aad usoo kordhigeyey mudooyinkii ugu dambeeyey ee 2012/ ilaa 2014 ... hadana heesihiisu waa kuwo aad u xiiso badan marka loo eego heesaha sida bilaa qiyaasta isaga soo baxaya ama sida ay fananiintu ugu badan yihiin dhulka somalida mustafe wuxuu fanka bilaabay mar wax laga waydiiyey 1998 meelaha hasa ahaate si teel teel ah ayuu heesaha usoo saara isagoo taa jawaab uga dhigay(heeso macno badan oo si is daba joog ah la isaga soo daba saraa macno badan ma samaynayso}
HCTV oo ah tv ga 1aad ee somalidu aad ka u daawato ayaa wuxuu leeyahay barnaamij ay ugu talogaleen inay waraysiyo kala duwan kula yeeshaan fanaaniinta somaliyeed oo caan ku ah wakhtigay la yeelanayaan inay isu keenaan fanaaniin tiro badan ayaa waxay si gaar ah ama kali ah waraysi ula yeesheen mustafe oomaar cabdi waraysigaas oo ku jira youtube ka
Sep 8, 2014 https://www.youtube.com/watch?v=CtIZb6kozwc isagoo kusoo bandhigay taariikho kala duwan iyo heeso aad u macaan oo daawadayaasha dal iyo dibadba somalida ku nooli ay HCTV mahad celin kasoo siyeen iyo inay u soo tabiyeen fanaanka dalka somaliland kunool ee abqariga ah heesaha macaan sido kale Jul 29, 2014 HCTV ku marti qaaday al fanaan mustafe oomaar inuu kala qayb qaato barnaamijka ciida isaga iyo fanaaniin kale duwan dalka iyo dibadiisaba isaga yimid
mustafe wuxu kasoo shaqeeyey meelo kala duwan oo ay ka mid tahay
NGO ka dhisan somaliland oo magaciisa la yidhaa...Havoyoco | Horn of Africa Voluntary Youth Committee isagoo ka mid ahaa gudi ka kooban shan xubnood oo u qaabilsan harumarinta fanka somalida mustafe mararka qaar waa ganacsade ama degley
hadaan wax idinka xasuusiyo mustafe oomaar heesihiisa waxaa ka mid ah
. gobaa reer lala noqdaa
.heesta wadani somaliland
. sidii hodan ha igu noqon
. hees aroos
. sooyaal jacayl
. hubaashii waa adiga
. qureesh