User:Xuseen Madoobe
Appearance
Xuseen Madoobe
waxaa uu ku dhashay Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho sanadkii 1974.
waa Laashin ama Abwaan ka soo jeeda beesha Abgaal, waana Abwaankii ugu horeeyey ee sameeya heesaha Shiribka ee waayadaan caanka ka noqday dhulka ay Soomaalidu degto