Jump to content

User:Xuseen makaraan

Ka Wikipedia

Ciise Saransoor waa beel ka mid ah beelweynta Saransoor sida Dagoodiye saransoor Gaaljecel saransoor iyo Massare saransoor.waxey ku abtirsadaan Gardheere Samaale. Waana sidan abtirsiga.Ciise saransoor Garjante Gardheere Samaale.

Ciise Saransoor wuxuu u kala baxaa.Maka iyo Araxmaanle.

Makaraan xaadow

Xuseen Makaraan

Macoow Makaraan

Axmadeey Makaraan

Dhicisoow Makaraan

Waydw Makaraan.


Makaraan

Makaraan

Makaraan

Makaraan


Beesha Ciise saransoor waxaa ugu badan Makaraan Xaadow.Xuseen Makaraan.Macoow Makaraan. Axmadeey Makaraan.Dhicisoow Makaraan.weydw Makaraan. Makaraan Xaadow Wehliye Maka Xaaji Wacsame Ciise Saransoor Garjante Gardheere Samaale.beeshu waxey caan ku tahay dhaqashada Geela. Waxeyna caanaha Geela keeni jireen berisamaadkii magaalada xamar iyaga oo weliba baabuuro ku keeni jireen oo ay iyagu leeyihiin. Laakiin wixii ka danbeeyay 1991 beesha waxaa loogu tagaa meesha ay degan tahay caanahana jiirgaamo ayaa looga soo qaataa. dad baa fa,ido ka raadsada oo xamar u iibgeeya

Beeshu waxey degtaa Gobolada shabeelaha dhexe Shabeelaha Hoose iyo Jubada Hoose iyo waajid. Wabilaahi altowfiiq.