User:Yaank.kadir
Abdiqadir Cabdi bucul wuxuu ku dhashay Degmada sakow ee gobalka jubada dhaxe sanadka markuu ahaa 1991 waxaana socday Dagalada sokeeye ee dalka somaliya .Abihiis cabdi bucul ismaciil wuxuu ahaa askari u shaqeen jiray dowlada somaliya oo ahaa 3 xidigle kadib markay bur burtay dowladii dhaxe ee somaliya .cabdiqadir abihii wuxuu damcay inay u qaxaan dhankaaas iyo kenya oo markaas diiwaan galin kasocotay balse hooyo xabiibo maxamed o aheed hoyada dhashay cabdiqadir ayaa ka diiday inaay dalka ka qaxaan .waxayna u qaxeen Degmada salagle oo ka tirsan jubada dhaxe .markay aheed 1994 ayuu abihiii dhintay .waxaa soo foodsaray qoyskii cabdiqadir murugo xad dhaaf ah iyo faqri madamaa uu abahood ahaa mid anan waxbo hesanin . waxaa u istagtay hooyo xabibbo maxamed si ay u goriso wali iyo cabdiqadir oo ahaa labada wiil uu ka dhintay aabo cabdi bucul. cadbiqadir wuxuu dugsiga quraanka bilaabay asagoo jiro 6sano Dugsiga macalim adan ee degmada salagle markay aheed 1997. markuu quraanka dhameeyay ayuu u soo baqooolay dhankaas iyo kenya si uu u korarsado aqooontiisa siibo dhanka madiga iyo diinta wuxuu ka bilaabay dugsi hoose dhaxe ee magalada Garissa ee waqooyiyi barre ee dalka kenya .jaribu primary school .iyo madarasada munawar islamic school Garissa. kadib wuxuu soo aday 2011 wadanka koonfur afrika si uu noolasha walidkiis iyo tiisaba kor u qaaado . wuxuu noqday 2011 bishii 9 imaamka masajid taqwa eee magalada king williams town ee wadanka koonfur afrika .wuxuu wax baray oo ka aflaxay arday badan kadib sanadka markuu ahaa 2015 bishii 5 kasoo tagay madalada king williams town oo u soo badashay pretoria oo hada kunoolyahay . waxaan kuu rajeeni inaaad u duceesid cabdiqadir in ilaah cimrigiisa dheereeyo oo cibaado suuban ilaah siiyo . amiiiiiiiiiiiiiin .amiiiin.